Maxkamad soo saartay Ammar cusub oo ka dhan ah Axmed Rashiid

Askarigii hore ee booliska Kenya Axmed Rashiid oo loo haysto dacwad dil ah ayaa lagu amray in uu isku soo dhiibo xafiiska dambi baarista Gaarisa ee DCI ama haddii uu sidaas sameyn waayo loo jaro warqad lagu soo xirayo. Amarkan ay soo saareen garsooreyaasha ayaa weji cusub u yeelay kiiska Axmed Rashiid, sida laga soo … Continue reading Maxkamad soo saartay Ammar cusub oo ka dhan ah Axmed Rashiid